Soomaali (Somali)
Waxa waa maalin wanaagsan oo la raaco Metro
play_circleMarkale soo noqo.
Gal wixii macluumaad dheeraad ah? Caalamku wuu inasugayaa. Adigoo isticmaalaya Metro, ku xidhan dadka qiimaha kuu leh iyo meelaha aad u baahan tahay.
Macluumaad badan ka oogow sida loo raacoMarkale baadh.
Ma doon doonaysaa socod xiile leh? Dib u booqo kuwoo gaboobay, sidoo kale. Adiga oo isticmaalaya Metro, baadh dhamaan waxyaabaha ay Degmada King bixiso.
Qorshayso safar (Kaliya Ingiriisi)Mar kale ku raaxayso.
Miyaad qorshaysatay? Farxad ma dareemeysaa! Adiga oo isticmaalaya Metro, ugu raaxayso noloshaada si wayn iyo sir, maalmaha waawayn iyo kuwa yaryar.
Baadh ikhtiyaarada gaadiidka dadwaynaha