Raadinta xayawaanka lumay
- Русский
- Soomali |
- tiếng việt |
- 中文 |
- english |
Hoos waxaa ku qoran liiska xatawaanka ay soo sheegeen inay lumeen milkiilayaashooda. Haddii xayawaanka kaa maqan uusan ku jirin liiskan, naga caawi in aannu dib kugu soo celino xayawaankaaga adigoo soo gudbinaya warbixinta Xayawaanka Lumay.