Busbuska (Varicella)
Translation: Chickenpox (in Somali)

WAA MAXAY BUSBUSKA?

CALAAMAADKA

SIDEE BUU KU FAAFAA?

GARASHADA CUDURKA

Busbuska waxaa caadiyan lagu gartaa calaamaadka ka soo baxa nabarrada firiirica leh  qofka aan hore u qabin busbuska ama hore looga talaalin. Baaritaannada shaybaarka ayaa xaaladaha qaarkood loo adeegsan karaa si loo xaqiijiyo garashada cudurka.

KA HORTAGGAN

MAXAAN SAMEEYAA HADDII AAN KA AG DHAWAHAY QOF QABTA BUSBUSKA?

WAA MAXAY INFAKSHANKA SHINGLES?



Si aad macluumaad dheeri ah uga heshaa varicella iyo cudurrada la iska tallaalo, kala xiriir Barnaamijka Ka Hortagga Cudurrada ee Caafimaadka Dadweynaha - Seattle & King County (Public Health-Seattle & King, County Communicable Disease Epidemiology Program) 206-296-4774.

download

Chickenpox facts in multiple languages: