Skip to main content

Diiwaanka iyo xayawaanka kale ee lumay

Diiwaanka iyo xayawaanka kale ee lumay

OGAYSIIN: Soo gudbinta warbixinta xayawaanka lumay ma aha ballanqaad in lagula soo xiriiri doono adiga haddii xayawaankaaga la helo. Haddii xayawaankaagu uu ku xiran yahay microchip leh chip diiwaangashan ama uusan lahayn shati ansax ah ama taaga Aqoonsiga (ID) markii la helay, waxaa laga yaabaa in aanaan garan cida iska leh xayawaankaaga. Waxaan kugula talinaynaa inaad soo booqato Xarunta Korinta xayawaanka ugu yaraan hal mar saddexdii maalmood oo kasta si aad uga raadiso xayawaanka kaa lumay. Ha ku tiirsanaan oo keliya bogagga internetka ama farriinta telefoonka lagu duubay si aad u ogaato in xayawaankaaga la helay.

Qadka Macluumaadka Xayawaanka
206-296-7387

TTY Relay 711

expand_less