Skip to main content

Diiwaanka bisadaha ee la helay

Diiwaanka bisadaha ee la helay

Kadib markii aad soo gudbiso warbixinta online-ka, waxaad heli doontaa email xaqiijin ah. Guji isku xiraha (link) email-ka si aad u bilawdo warbixinta. Waxay qaadan kartaa dhowr saacadood inay warbixintu shaqeyso. Kadib markii warbixintaadu noqoto mid shaqaynaysa, waxaa laga yaabaa in aad hesho email ka yimid dadka soo hela xayawaanka. Noqo mid firfircoon! Sii wad inaad eegto liiskeena Bisadaha Lumay si aad u ogaato haddii uu ku jiro xayawaan la soo helay. Warbixinada helitaanka waxay shaqeeynayna muddo 30 maalmood ah. Waxaad sii kordhin kartaa mudada warbixintaada adigoo gujinaya isku xiraha hoose ee goorta ay dhacayso ogeysiinta email.

Qadka Macluumaadka Xayawaanka
206-296-7387

TTY Relay 711

expand_less